Thursday, August 21, 2014
   
Text Size

Reports reaching the Ogaden Online service desk and Hanqadhnews desk confirm an increasing trend of new extra judicial killings, severe forms of torture and lootings of civilian property by the Ethiopian militias throughout Ogaden. This is happening despitethe worst draught in over 60years.

Welcome

Newsnight investigation: Billions of dollars used as a tool of political repression in Ethiopia.

HANQADHNEWS:: Your Trustworthy News

Ethiopia; oo liyu boliska U isticmaalaya miino baadhis.

Warar badan oon Kasoo xiganayno Ila kala duwan ayaa noo xaqiijiyay In itoobiya damac san tahay In caruurtii liyu boliska lagu qasbay mino baar soomaaliya In looga dhigto la rabo.

 

Shacabka ogaadeenya maanta maxaa la gudboon?.

Soomaalida ogaadeenya waxay U dagaalamaysay In xoriyadooda ka qaataan gumeysiga arxan laawaha ah ee abasynia.

 

Jaaliyada Minisoota waxay Sidii Dayaxii U Ifisay Waqooyiga Amerika.

Waxaa waayahanba soo muuqanayay dadaal iyo guulo balaaran oo ay ku talaabsanayeen jaaliyada & farcyadeeda kala duwan.

 

Xubnaha Jaaliyada Norway oo Kulan Isugu yimid.

Waxaa shalay oo ahayd Sabti 31.05.2014 kulankii bilaha isugu yimid xubnaha jaaliyada Norway oo bishiiba mar kulma.

 

Burqayar; muwaadiniin jeel ogaadeen lagu dhex dilay & kuwo xabsi sharci daro la xirxiray

Wararka naga soo gaaraya gobolka soomaalida ogaadeenya ayaa sheegaya in degaanka burqayar oo hoos tagta degaanka dhanaan dad badan xabsi iyo dil la isugu daray.

 

Page 1 of 282

Madaxda Ogadenia

Adm. Maxamed Cumar - Gudoomiyaha


 

Qeeyb ka mid ah Madaxda Ogadenia

Comments (Fikradaha)

Radio Xoriyo

HEESTA CALANKA CUSUB

Nasira Halgan Ogadenia

Ogaden Shaheed Poem

Ogadenia Poem~~By: Safia Mohamed

Login Form